In cibaadada oo dhan (sida ducada, gowraca, iyo nifsaanka) loo huro Allaah keligiis.
Waa in la rumeeyo in Alle yahay mid kaliya oo aan lala wadaagin cibaadada, isagaana abuuray wax kasta. Rumaynta Malaa'igta (Belief in Angels): arkanul iman 6 somali
Haddii aad soo koobtid: